Magacyada Soomaaliyeed

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jadwalka Magacyada)

Magacyada Soomaaliyeed waa magacyada asal ahaan ama ab ka ab ka soo jeeda af Soomaaliga. Badiyaa magacyada waxay ku baxaan muuqaal ama arin markaas taagan. Tusaale, Caanood oo ah magac lab- xili barwaaqo ah oo caanuhu meel walba yaalaan ayaa la bixin karaa, Udgoon oo ah magac dhedig waxaa uu bixi karaa waayo carafta ama uduga subaga iyo waxyaabaha kale ee la carafsado hodan laga yahay. magacyo baa jira ee lagu doorbiday isku iirasho ahaan sii ay la noqdaan nimanka ugu caansanaa ee Qusuusi ahaa, ee dawladda Darwiish.

Diiwaanka Sugnaanta Magacyada Soomaaliyeed

Magacyada Soomaaliyeed uma habaysna hab hikaad/hingaad iyo wax halbeeg ah oo ka jira magacyada Soomaaliyeed oo markaas laga tixraaci karo urur ama hay'ad dowladeed sida Hidaha iyo Tacliinta Sare ama xafiisaha tirakoobka, diiwaangelinta iyo sugnaanta ee dowlaha degmooyinka ama gobollada.

Diiwaanka Magacyada Soomaaliyeed

Hoos waxaa ah taxan magacyada wiilasha iyo gabdhaha Soomaaliyeed. Ma jirto meel si rasmi ah u ururisay magacyada Soomaaliyeed ee soo jireenka ah iyo macnahooda walow ay jiraan buugaag laga qoray magacyada hablaha iyo wiilasha Soomaaliyeed ee waayihii hore lala bixi jiray ilaa hadana la adeegsado. [1]

Waxaa diiwaanka magacyahada habalaha iyo inamada Soomaaliyeed loogu taxay hoos iyada oo magacyada hablaha la soo hormariyay. Tifaftir iyo saxitaan dheeraad ah ayay u baahanyihin iyo waliba balaarin cidii aqoon dheeraad ah u leh. Sidoo kale, magacyada la wadaago lab iyo dhedig qoraalkan laguma kala cadayn iyo waliba macnaha asal ahaan magaca walow qaar la garan karo oo bay'ada iyo nolosha dhaqanqdhaqaale ee miyiga laga dheehan karo.

Taxane magacyo oo halbeeg lahayn ayaa waxaa diyaariyay Maxamed Ibraahim [2] waana xigashada ugu balaaran oo oo qodobkan Wikipedia raacay qabyta magachada sugan ee Af Soomaaliyeed.

MAGACYADA GABDHAHA SOOMAALIYEED

Magacyada gabdhaha waxay ku baxaan sida kuwa wiilasha oo kale muuqaal, munaasabad iyo iyada oo ay u dheeryihiin qurux iyo waxyaabaha kale ee lagu cabiro howlkarnimada ama gaarinimada ay gabari leedahay.

A

Abshiro, Abyan, Afraxo, Allamagan, Ammaan, Amran, Aragsan, Ardo, Arliyo, Ashkiro, Askaro, Asiili, Asli, Ayaan, Axado.

B

Baahila, Baar, Baaruud, Bakaad, Balqisa, Bariido, Barkhado, Barni, Barrey, Barwaaqo, Basro, Batuulo, Baxsan, Baylaha, Bayddan, Beegsan, Beerlula, Biciido, Bilan, Billaddaya, Bilkhayr, Bishaaro, Biyood, Bogaad, Boosteeya, Bullo, Buney, Butaaca, Buuxa.

C

Caanood, Cabban, Cadar, Caraweello, Caddey, Cajabo, Calaso, Canab, Canbaro, Carfoon, Carraabo, Carro, Cartama, Carwo, Casey, Cawilo, Cawo, Cawrala’, Caynabo, Ceebla’, Cibaado, Ciilla’, Ciiltira, Ciribbuuxa, Cosob, Cubtan, Cudbi, Cuddoon, Cugan, Culan, Culimmo, Cureeji, Cutiyo caza,cigaal

D

Daado, Daaha, Daawad, Daggan, Dahabo, Dallaayad, Dallaayo, Dallays, Damac, Damman, Darmaan, Daruuro, Dawo, Dayaxo, Daynabo, Deeqa, Deggan, Degmo, Diiddan, Diimmoon, Diiran, Diraaco, Doonbiro, Duco, Duda, Duddo, Dugsiiya, Dugsoon.

=Qaybta Dh oo farac ka ah D

Dhaayo, Dhalaala, Dheeho, Dhiin, Dhiirran, Dhikilo Dhimbilo, Dhoofa, Dhool, Dhudi, Dhuuban, Dhuubo Dhuux.

F

Fahma, Falis, Falxado, Fanaxley, Farax, Fariido, Farxado, Farxiyo, Faynuus, Fiido, Filad, Filan, Filsan, Foojiga, Foos.fowsiyo,fartun fardowsa

G

Gaadsan, Gaarri, Gaarriyo, Gacaliso, Gacalo, Gaceedo, Gadiido, Gallado, Gargaara, Gaylamo, Geeddiyo, Geelo, Geenyo, Gefla’, Gobaad, Gobey, Gordan, Gu’dhalad, Guduudo, Guhaado, Guuleedo.

H

Habban, Habboon, Habsamaan, Hagarla’, Haldhaa, Halgan, Haweeyo, Heego, Hibaaq, Hibo, Hiddo, Hillaac, Hira, Hodan, Hodman, Hogol, Hoobaan, Hoodo, Hoombarro, Hufan, Huryo. Hinda . Hani ,Hana

I

Idil, Idilo, Idman, Iftiin, Iido, Iimaan, Ilays, Ilkaag, Ilroon, Ilwaad, Indhadeeq, Indhawroon, Ishaaro, Isir, Ismoog, Isniino, Istaahil. Igraan intisaar

J

Jalaqsan, Jamaad, Jawaahir, Jeegaan, Jimco, Jinnow, Johorad, Joogdheer juweriyo jamila

K

Kaaba, Kaad, Kaadsoon, Kaafiya, Kaaha, Karuur, Kinsi, Koos, Korraad, Kutubey. Kawsar .Kaamila .Kaaf.

Qaybta Kh oo farac ka ah K

Khadra, Khaladla’, Khayrto. Khadiija , khamiiso

L

Laaca, Ladan, Leexo, Libin, Luul.

M

Muniira , muntaas ,muna ,mugwayn,Maandeeq, Maano, Macey, Magool, Malabo, Markabo, Marwo, mayran, Miido, Milgo, Mullaaxo, Muraayo, Murriyo.

N

Naadiyo, Naado, Nafiso, Nagaad, Nagan, Naqo, Naruuro, Nasteexo, Nuuro, Nuurto. Nasra, Naruuro, Neda nesrin

O

Ogaal, Oriyo.

Q

Qaafo, Qaayaweyn, Qaladla’, Qalanjo, Qarad, Qoordheer, Qoran, Qorraxo, Qumman.

R

Raagsan, Raalliyo, Raaqiyo, Raaxo, Rako, Rakuubo, Raydhabo, Roobo, Roon, Rooxo, Rummaan, Ruun. Rooda ,Ramla,

S

Saado, Saafi, Saaqa, Sabaad, Sabtiyo, Sagal, Sahwiyo, Salaado, Saluugla’, Samawado, Sareedo, Sarreeyo, Saruuro, Saxansaxo, Saxarla’, Siman, Siraad, Sitey, Soohan, Subkan, Sulubo, Sureer, Suubban ,Sooryan.

Qaybta Sh oo farac ka ah S

Shaadiro, Shacni, Shahmaad, Shamado, Shankarroon, Shaqlan, Shariifo, Sheegan, Shifo, Shoobo, Shukri, Shumey, Shuun,sharfan.

T

Tagsan, Taliso, Tanaad, Tawllan, Tigaad, Timiro, Tiriig, Tisqaad, Toolmoon, Toosan, Tooxey, Tusmo.

U

Ubax, Ubbolacag, Udgoon, Ugaaso, Ugbaad, Ulasan, Umal.

W

Wacan, Wanaag, Warfog, Waris, Warla’, Warmoog, Warroon, Warsan, Wiilo.

X

Xaawo ,Xayaqd Xaadsan, Xaali, Xaddiyo, Xalwo, xamaro, Xamdi, Xareedo, Xiddo, Xiisaan, Xinbilo, Xirsiyo, Xorriyo, Xulbado, Xaysimo.

Y

Yurub, Yusur, Yuusa.

MAGACYADA WIILASHA SOOMAALIYEED

Magacyada Wiilasha waxay ku baxaan sida kuwa gabdhaha oo kale muuqaal, munaasabad iyo iyada oo ay u dheeryihiin halyeeynimo iyo waxyaabaha kale ee lagu cabiro raganimada.

A

Abadar, Aamin, Abshir, Absame, Abtidoon, Aflax, Afrax, Ashkir, Askari, Awsame, Ayaanle.

B

Baalle, Baasaweyne, Bacalwaan, Bakad, Barkhad, Barkhadle, Bashiir, Bariise, Barre, Beelwade, Beyle, Bile, Bicir, Biixi, Birmad, Bootaan, Bulxan, Bullaale, Buraale, Burhaan, Busuri, Buulle, Buux

C

Caagane, Caalin, Caaqil, Cadceed, Caddow, Calas, Calasow, Camuud, Canbar, Canshuur, Cartan, Carte, Caynaanshe, Caynab, Cawil, Cigaal, Cigale, Ciiltire, Cidey, Cige, Cilmi, Colaad, Cosoble, Culusow.

D

Daacad, Daahir, Dalmar, Dayax, Deer, Deeq, Digil, Diini, Diiriye, Dool, Ducaale, Durqun.

Dh

Dhalad, Dharaar, Dhiid, Dhinbiil, Dhuubow, Dhuxul.

F

Faandhe, Faarax, Fanaxle, Fiidow, Fiqi.

G

Gaaciye, Gaarane, Gaarhaye, Gabal, Gabax, Gaboose, Gacal, Gacayte, Gadiid, Galad, Garaad, Garaani, Gari, Geedi, Geelle, Geelqaad, Giirre, Guhaad, Gurxan, Guudle, Guuleed, Guure.

H

Hagar, Hanad, Hayaan, Haybe, Hareeri, Hiraabe, Hiraad, Hiraale, Horyaal, Hufane Huruuse.

I

Iidle, Ishaar.

J

Jaamac, Jaafi, Jalaqow, Janaalle, Janogalle, Jayte, Jimcaale.

K

Kaafi, Kaahiye, Kaliil, Karuure, Kaynaan, Keyse, Kotaale, Kulan, Kuluc.kamaal,

Kh

Khadar, Khayre.

L

Liibaan, Loogge, Looyaan.

M

Maalin, Magan, Migil, Mire, Mooge, Mowliid, Muudey.

N

Naaleeye, Nadiif, Nageeye, Nimcaale, Nuur, Nuure,

O

Odawaa, Odax, Oogle, Oomaar.

Q

Qaalib, Qaaje, Qayaad, Qorane, Qorax, Qowdhan.

R

Raage, Rooble. Riiraash

S

Sade, Sahal, Salaad, Samaale, Samatar, Samatalis, Samawade, Samokaab, Samow, Saruur,Shidde, Subagle, Subeer, Seeraar, Sugulle, Suudi, Sangub,Suubane,Saxane,Saliim , Saadashe,Saafe

Sh

Shaaciye, Sharmaake, Shariif, Shiino, Shire, Shooble, Shuuriye.

T

Taajir, Taakooy, Tahliil, Tarabi, Tareey, Tawakal, Tiifoow, Timir, Toosane, Tooxow. Tukaale

U

Ubaxle, Ugaas, Urur.

W

Waaberi, Wacays, Warfaa, Warsame, Wayrax, Weheliye.

X

Xaange, Xaashi, Xandulle, Xalane, Xareed, Xiis, Xildiid, Xirsi, Xukun, Xuuki. Xoosh

Y

Yaasiin, Yabaal, Yalaxow.

Xigasho

  1. http://www.amazon.com/Qaamuuska-Magacyada-Soomaaliyeed-Dictionary-Somali/dp/9197367192
  2. http://www.baargaal.net/2011/10/magacyada-hablaha-soomaaliyeed.html