Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jamhuuriyada Dimuqraadiga Soomaaliya)
Jump to navigation Jump to search

Jamhuuriyada dimuqraadiga Soomaaliya waxay ahayd magacii dowladii kacaanka ay u bixisay dalka Soomaaliya, waxana hogaaminaayey dawladaas jaale [[Maxamed Siyaad Barre]].hogaamiye siyaad barre xukunka wuxu la wareegay 1969, kadib markii la dilay madaxweynihii la soo doortay xiligaas Mudane Cabdirashiid Cali Sharma'arke.ilahay how naxariistee

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]