Jibriil Yoonis

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Jibriil yoonis)

Jibriil yoonis waxa uu ka mid yahay Beelaha ugu waawayn qabiilka Gadabuursi. Waxa la sheegaa inuu yahay qabiilka 1 aad ee ugu balaadhan qabiilada Gadabuursi, tiro ahaan ugu badan Reeraha Gadabuursi uu ka koobanyahay Uguna dhul balaadhan Zaila ilaa aroorays oo jigjiga Hoosteeda ah


jibriir Yoonis waa beesha kaliya ee aad uga wada muuqata labada deegaan ee ay dagaan beesha Samaroon oo kala ah Gobolka Awdal iyo Ethiopia, Wasiirkii u horeeyay eey yeeshaan gadabuursi - Aadan Isaq Ahmed iyo Madaxwayne ku xigeenkii u horeeyay - Cabdirahman Aw-cali iyo madaxwayninhii Lbaad ee Somalaind Daahir Riyaale - iyo xildhibaankii u horeeyay ee dawlada itoobiya - Ismail Elmi Had, Abwaankii qaran ee Hassan Sh. Muumin intuba waxay dhamaan ka soo jeedaan beesha Jibriil yoonis waxaa kaloo magac ay ku leedahay beeshu xaga ganacsiga gobolka Awdal, Somaliand , Moadishu , Djibouti Dawlad deegaanka Ethipia oo ay jiraan maalqabeeno ama ganacsato hore iyo kuwo haddsa jira u dhalatay beesha sida Baabunaas , Djibouti Muuse Camir Kaahin oo abiib yoonis (xandaguul) ah Laguna sheego ninka xaga maalqabeenada Gadabuursi ugu horeeya oo soo dajiya alaabta ugu badan lehna Bakhaarada ugu waawayn magaalada boorama sidoo kale cabdi xasan tukaale oo isna ah cismaan guulo Ahna tijaarta ugu wayn beesha dumaalka oo axamed yoonis ah iyo kuwa kale oo badan sida idiris muxumed sacad oo ah mulkiilaha Rays Hotel bakhaaro badana ku leh magaalada Boorama oo ah beesha reer Ahamed waxaa kaloo magaca kor u qaaday reer Dudub oo kaalin wayn kaga jira beesha Jibriil Yoonis - Deegaan ahaan waxay dagan yihiin Habaas oo saylac ah ilaa Haroorays oo Jigjiga hoosteeda ah

magaalooyinkaa ay dagaan marka laga tago boorama oo ay ku badan yihiin

1- Xariirad 2- Dhagaxa madow 3- Boon 4- Weeraar 5- Quljeed 6-DooxadaHarawo 7- Dhamal Harawa 8-Ceelbaxay 9-Mudhamadow 10- Harawa 11-Gaawa 12-Gaaragumata 13-Gulfula 14-Cidhidhiga 15-Gabra 16-Laf-Dahabo 16- Bullooyinka 17-Libaaxfuulada 18-Makaniisyada 19-Xardhan 20-Agoogsi 21-Bardada 22- Gogti 23-Carmo 24- Degmo Laqas 25- Dharwanaaje 26-Layla kaal 27-- Lafaciise 28_ cagaarwayne 29-Geel boob 30- Gogoblay 31-Maraalay 32 Abuqays 33 Diniqe 34 Caro cad 35 cuna qabad 36 badanbad 37 Xeego 38 cadaad 39 Qolqol 40 satawe 41 ciye 42: afraaga 43: sararka 44: dhidhiid 45: aroorseel 46: Tuur qaylo 46:Sogsog 47:Gosoweyne 48:Jidgoo 48.Subulaha 49:Golhadow 50:banay 51:dallayi dheere 52:diin-gal

, Xero-Geel iyo magalaada Boorama iyo nawaaxigeeda oo ay majority ka yihiin oo ay doorashaddii golaha deegaanka ee 2012 ka heleen ku dhawaad 50% codadkii la tiriyay jufooyinka beesha jibriil yoonis waxay u kala baxaan

        Yonis Osman waa ,

1- Axamad yoonis Osman 2-Adan Yoonis Osman(Reer Adan Dheere --Gadaladhal) 3- Faarax yoonis osman 4- Xaamud yonis osman (Xamud Gaala -Gadaladhal) 5- Geedi Yoonis Osman (Ree geedigashan -Gadaladhal) 6-Abiib yoonis osman (xandaguul-Gadaladhal) 7-Dharar Yonis Osman 8- Mohamoud Yoonis Osman 9-Geedi Yoonis Osman (Geele Yuusuf) 10- Hagar Yoonis osman 11- Reer Goraad oo ah curadka jibriil yoonis

Baha ha Yoonis Osman

   Bah Muusa Fiin 
      1- Reer Maxamuud
       2- Reer Dharaar
       3- Geella Yuusuf

Baha Gadaaladhal

   1- Reer Adan Dheere 
    2-Ree Xaamud 
    3-Ree Geeddi-Gaashaan (ree shirdoon)
    4-Ree Abiib (Xandul)ama xandaguul

Bah Madigaan

 1- Reer Axamad
  2-Reer Farah 
  3-Reer Hagar 

Markaa Yoonis Ismaan waa Seddex bahood oo ka kooban 10 amma 11 toban Ardaa oo wada madax banaan oo mid kastaa iskii magta u bixiyo Intaas oo dhami waxa at isku yihiin hal jilib oo la jiraa Yoonis Osmaan oo waal la Ah qaybahan hoos ku qoran ooh ilmo Osmaan Khayr

 (Axmed Cismaan (Cisman Guulo) 

cismaan guulo waa 5 jilib.

1- Reer cadaawe 2 - Reer Baxar 3 - Reer Qoorgaab 4 - Reer Gadiid dheere 5 - Reer Qaanla

 ( Dudub Cismaan ( Reer dudub)

Reer dudub waa 7 jilib

Waxa kale oon la hilmaami karin curadka Jibriil yoonis oo ah reer Gorod