Lafdhabar (yadhax)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Lafdhabar)

Lafdhabar ama yadhax waxay ku taalaa, Dhabarka, waxeena ka koobantahay 24 laf, oo la tixay,lafaha dhaxdooda waxaa ku yaalo, wax laastiig camal ah, oo nuux nuuxsan karo ama qaloocan karo. lafaha tixan waxee gaarayaan ilaa jeegada ama dhuunta gadaasheeda, ayaga oo kala dhee dheer. lafdhabarka waxaa loo kala qeebiyaq 3 qeebood oo kala ah

  • qeebta feeraha
  • qeebta dhuunta
  • qeebta simanka

haddii oo lafdhabarka soo qaloocdo, waxoo noqon karaa Tuur. aduunka waxaa ku nool, dadbadan oo Tuur leh.