Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022
Appearance
- Maqaalkani waxa uu ka hadlayaa dhacdooyinka taagan. (Oktoobar 2022)
Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022 ayaa dhacday intii lagu jiray ciyaar kubbadda cagta ah oo ka dhacday garoonka Kanjuruhan ee Malang, Bariga Jawa, Indunisiya, 1dii Oktoobar 2022.
Taariikhda | 1 Oktoobar 2022 |
---|---|
Goobta | garoonka Kanjuruhan ee Malang, Bariga Jawa, Indunisiya |
Koordinatyada | |
Dhimashada | 125[1] |
Dhaawacyada aan dhimashada ahayn | ~180 |
Masiibada ayaa dhacday kadib ciyaar dhex martay Arema FC iyo Persebaya Surabaya.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ https://www.bbc.com/news/world-asia-63105945 (kaydsan ka asalka ah)
Maqaalkan guud waa la bilaabay. Wax ma ka taqaan Masiibada garoonka Kanjuruhan ee 2022 sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale? Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo? Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog. |