Nabi Idriis

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Nebi Idriis)

Nabi Idriis C.S.waxa uu ka mid yahay rususha sharafta leh ee Eebbe kitaabkiisa Qur’aanka Kariimka ah noogu sheegay, Wuxuuna sidoo kale ka mid yahay rususha inaan rumeyno nala faray, waxa uuna ilaahey ku tilmaamay inuu ahaa nebi runlow ah. waan qofkii ugu horeeyay ee qalin wax ku qora. Nebi Idriis nabadgelyo korkiisa ha ahaatee.