Shaqa-guri

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Shaqada guriga)

Shaqa-guri, ama shaqo-guri, waa hawlo shaqo oo ay macallimiintoodu u xilsaaraan ardayda si loogu dhammeeyo meel ka baxsan fasalka. Shaqo-guriyeedka caadiga ah waxaa ka mid noqon kara akhriska loo baahan yahay, qorista ama mashruuc qorista, layliyo xisaabeed oo la dhammeeyo, macluumaadka la akhriyo kahor imtixaanka, ama xirfado kale oo lagu dhaqmo.

Maqaalkan guud waa la bilaabay.
Wax ma ka taqaan Shaqa-guri sida taariikhdeeda ama xidhiidhka ay la leedahay mawduucyo kale?
Waxaa laga yaabaa inaad ku aragto macluumaadka Wikibidhiya Ingiriiska ama luqado kale oo ay tahay in la tarjumo?
Markaa waxaad ku caawin kartaa Wikibidhiya leh wax ka bedel oo ku dar xog.