Sheekh Adan Siiro

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Sheekh Adan Siiro waa mid kamida culimada waawayn ee Somaliland waa muftiga qaranka Somaliland waxa uu ku noolyahay Caasimada Hargaysa waxa uu Sheekhu aad iyo aad ugu takhasusay taariikhda iyo siirada rasuulka SCW iyo Asaxaabtiisa.

Muxaadirooyinka Sheekha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

[1]