Shukaansi

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Safoon KaalaayShukaansi

G

Shukaansiga hadba waa sida loo dhigo hadii loo maro habka wanaagsan ee diinta islamka aan ka hor imaaneynin waa mid fiican lkn hadii uu noqdo kii reer galbeedka oo kale kaasi oo ah mid ay inoo keneen dad loo yaqaano diyaas barada waa mid aan fiicneyn

Shukaansiga wuxuu muhiim uyahay Guurka qof aadan soo wada hadlin sideed iskuugu fahmi kartaan nolosha

Labada qof inta ay wada socdaan waxey kala helayaan macluumaad badan oo ku saabsan noloshooda Hadii uu mid ka mid ah lamaanashaasha xiriirka uu ka dhaxeeyo uu midkood ku arko mid ka kale dabeecad uusan qaadan karin wuu isga tagaa maku lugo aayo lkn

hadii uusan waxba ka ogaan oo uu san la xiriiri (uusan shukaansan) Wuu qal damayaa wuxuuna ka kor dhacayaan guurka kadib wax uusan rabin

Intaas ayaan ku soo koobayaa qormadeyda

Waad ku mahad san tihiin bahda Wikipedia

Waa walaalkiin axmedsomali