Submission (film)
(Waxaa laga soo toosiyay Submission (2004 film))
Jump to navigation
Jump to search
Submission Is-Dullayn, waa filim Ingriis ah oo soconaya 10 daqiiqo. Waxaa tifaaftirey Theo van Gogh waxaana qortay Ayaan Xirsi Cali.
Filimkaan ayaa wuxuu muujinayaa dumar qaaqaawan oo dushooda lagu qoray Quraanka Sharafta leh.