Taaj maxal
isu duwe 27°10′27″N 78°02′32″E
Taaj maxal (af carabi تاج محل af hindi: ताज महल af ingiriis : Taj mahal) , waa dhisme la yaab leh, hab dhismeedkiisu wacanyahay, ku yaal Agra oo ka mid ah gobolka Uttar Pradesh ee hindiya, waxaa dhisay boqorkii shah jihaan (1630–1648) ee boqortooyadii maquulka si uu ugu aaso lafaha xaaskiisii sadexaad markay dhimato Arjumand Banu Begum oo caan ku ah magaca Mumtaz mahal, dhismaha ayuu ugu talo galay inuu ku muujiyo jacaylka uu uqabay haweentiisa, waxaa dhisay injineer la yiraahdo ciisaa shiiraazi iyo amana allah khaan, dhinac walbo dhismaha ka mida waxaa ku yaal minaarad isku dheeli tiran joog 37 mitir ah, mid walba waxay leedahay sadex balakoon, qaybta sare ee guriga dhexda waxaa ku yaala qubbada oo ballac 17 mi, dhirir 22.5 m hoosteeda ayaa waxaa ku yaala qabriga boqorada, waxaana u dhow qabriga boqorka, dhismaha ayaa afar irid afarta dhinac ku leh, waliba aad loo qurxiyay korna giraan ka ah naqshadaysa, guriga ayaa aad loogu qurxiyay farshaxanka islaamka, taasoo loo aqoonsaday inuu yahay johoradii islaamka ee hindiya iyo farshaxankii muslimiintii hore,dhismaha ayaa noqday mid ka mida todobada caal waa (mucjiso) ee caalamka
sanadkii 1983 ayaa lagu daray meelaha dhaxalka caalamiga ka mid ee yunesko,
dhismaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]farshaxanka gudaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Beerta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]beerta ayaa gaaraysa ilaa 300 oo mitir, beerta ayaa algu magacaaba sharbaag ama beertii maquulka, waxaa dhex mara marino biyo iyo barkado iyo geedo aad u qurxoon
dhismaha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]taarikh
[wax ka badal | wax ka badal xogta]dalxiiska
[wax ka badal | wax ka badal xogta]taj maxal ayaa soo jiita dalxiisayaal badan yonesko ayaa sheegtay inay so booqatay in ka badan labo milyan oo dalxiise sanadkii 2007, oo ay ka mid yihiin 200,000 oo dibada ka yimid,
ku dayashada taj maxal
[wax ka badal | wax ka badal xogta]meelo badan oo calamka ah baa looga dayday xag dhismaha tajmaxal sida shiinaha bangaledesh, iyo marykanka,
-
BEERTA CAALMKA
-
qabriga kaay
-
sharin qabri
-
TAJ MAHAL BANGALADESH.
-
taj mahal trump USA.
sawirro
[wax ka badal | wax ka badal xogta]-
gabay faarisi ah
-
gabay farta faarisiی.
-
taj maxal.
-
wareega qabriga.
-
marinka weyn ee qbariga.
-
sawir.
-
taj maxal xili qorax dhac guduud isu badalay.
-
taj maxal.
-
ا qaybta sare taj maxal
-
taj maxal masjid.
tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- المصدر: الموسوعة العربية الميسرة، 1965
- المصدر: موسوعة المورد، منير البعلبكي، 1991