Talk:Xasan Samatar

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Xasan Aadan Samatar)

Xasan aden samatar waa fanaan weyn oo cod macaan heeso laxan fiican saaran yahay qaaday laakiin waxaan aragnaa heeso badan uu xasan qaaday oo ay hablaha waaberi kuwa safka hore la jiibanayaan hana u badnaatee faadumo cabdulaahi kaahin maandeeq oo ah fanaanada ugu cod macaan naxariis oo ay ay hablaha fanaaniintii waaberi qirteen inay tahay number one hadraawina sidoo kale maxaa loo heli waayey hees samatar iyo maandeeq oo kaligood ah maadaama maandeeq la heestay ragga fanaaniinta ugu cod macaan oo dhan ilaa cabdulkhadir jubba?