Tiro kakan

Ka Wikipedia
Waxaa suurtagal ah tiro kakan in ay matasho qaab lamaanayaasha hoorsan ah ee tirada maangalka ah

Tiro kakan waa tiro loo qoro qaab isku beegnaan ah 1----1 ama halka iyo . ayaa ka dhaxeysa baraha xarriiq tiro iyo tirooyinka maangalka ah, taasoo inoo fududeyneysa shaqaynta Aljabraha. Tusaale ahaan ma jirto tiro maangal ah oo raalligelineysa isle'egta : . Isle'egta iyo wixii la mid ah si aynu u furfurno waxaynnu adeegsaneynaa ururka tirooyinka kakan.

Tirooyinka habdhiskaa ku jiraa waxey ka koobanyihiin, lammaanayaal hoorsan oo maangal ah (a, b). Sidaa daraadeed, way inoo suuragelaysaa inaynu iskubeegnaan 1------1 ka dhaxeysiino tirooyinka kakan iyo dhibcaha sallax ka koobanyahay. Guud ahaan Zi waxey u taagantahay lamaanayaal hoorsan oo tirooyinka maangalka ah K-na waxey u taagantahay ururka tirooyinkaa oo dhan.

Haddii : oo  markaa :

go'aanka halkaas inooga soo baxaya waa in:

= ( a , 0 ) :

= []