U bood nuxurka

Ufeyn

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Ufayn)
Ufeyn
Ufayn
أفين
Degmo
Calanka Ufeyn
Ufeyn is located in Somalia
Ufeyn
Ufeyn
Goobta Afrika
Isku-duwayaasha: 10°39′00″N 49°45′00″E / 10.65000°N 49.75000°E / 10.65000; 49.75000
Wadanka Somalia
Maamul Goboleedka Puntland
Gobolkauurcaleed
DegmadaDegmada Ufayn
la aasaasay1958
Dawladda
 • GudoomiyeAxmed Abshir Siciid
Bedka
 • Wadarta
38 km2 (15 sq mi)
 • Beriga177 km2 (68 sq mi)
Dadka
 (30,850)
 • Wadarta
22,850
 • Cufnaanta39/km2 (100/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+3 (EAT)
Koodhka goobta+252

Bosaso (Soomaali: Ufayn ) waa degmada labaad ee ugu weyn waqooyi bari gobolka Bari ee dalka Soomaaliya.

Goobta

Deegaankan ayaa ku yaala meel u dhow xuduudka gobolka Sanaag ee SSC iyo meel ka baxsan laamiga, inta u dhaxaysa Boosaaso iyo Iskushuban oo ah dhulka saxaraha ah ee dhanka koonfureed kaga beegan buuraleyda Ahl Mescat

Waxbarashada

Ufeyn waxay leedahay dhowr xarumo waxbarasho. Sida ay sheegtay wasaaradda waxbarashada Puntland waxaa degmada Ufeyn ku yaalla 10 dugsi hoose dhexe. Waxaa ka mid ah Daarul Cilmi, Kobdhexaad, Geesa Qabad iyo Jedaal. Dugsiyada sare ee deegaanka waxaa ka mid ah dugsiga sare ee Cabdullaahi Ibraahim.

Doorashada degmada

Bishii Oktoobar 2021, Puntland waxay qabatay doorasho degmo oo dimoqraadi ah oo ka dhacday saddex degmo oo midi ay ahayd Ufeyn. Hoggaanka dawladda hoose ee hadda jira waxa lagu doortay nidaamkaas dimuqraadiga ah.

Xusuusin

"Puntland - Dugsiga Hoose"

"Puntland - Secondary Schools"

"Dowlad goboleedka Puntland waxaa ka dhacay doorasho taariikhi ah oo ka dhacday saddex magaalo"

Tixraac

Ufeyn, Soomaaliya