Jump to content

Horogle-town

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay User:Guurre)

Horogle-town waa degmo balaaran oo ay degan tahay bulsho gaaraysa 500 qoys, degmadaan waxay kamid tahay degmooyinkii dhismay burburkii kadib.

Degmadaan waxaa dhistay oo aas aasay beesha reer horogle sida magacaba aad uga jeedid, waxaana degan oo leh, Beesha Madhibaan oo jifooyin kala duwan leh ayaa hada degan goobta waxaana u badan Jifada magaceedu ku xusan yahay ee Horogle waliba reer samatar waxaa sidoo kale degan qabaailo kale ee soomaliyeed.

magaladaan waxaa kuyaal ceelaal biyoodyo, beero, schoolo, hospital, iyo mch, magaladaan waxaa mara laamiga weyn isku xira gobolada dhexe ee dalka. Magaladaan waxaa curyaamiyey dagaal beeleedyo u dhaxeeya qabaailo kala duwan, inkasta oo ay hada tahay meel amaan ah laakiin mar waxaa jirtey ay ahaan jirtey goob colaadeed.

Halkani sida aad magaca uga jeedaan waxaa loogu magac daray odaygii horogle ahaa oo ah duqii dhalay umada meeshaas degan oo ay kasoo farcameen. Dadka deegaanka ayaa ku dhistay deeganka isku Toshi.