User:Hussein~sowiki

Ka Wikipedia

Ka Wikipedia U bood: navigation, raadi wxaaan ahey somali waxaan ku noolahey dalka England magaalada London waxaa layaab leh markii la ogaado waxa ku soo socdo aduunkan waxa laqabanlahaa gaarahaan aniga waxaan aminsanahey waxa aduunka ku soo socdo in ay tahey wax aan laga fursan doonin maxaa yeelay meesha aan anigu joogaa bilooyin ka hor waxa ka dhacey wax layaab leh oo hore aan looga arak waxaa ka mid ahaa markii ay soo fataheen biyo oo ay ku dhawaad 45,000 qof ku waayen biyo ay cabaan iyo ku dhawaad 30,000 ay carada jiiftan taasi mahan micneheda in aduunkan waxbadan lajoogi doono.

Somalidan ku nool qurbaha ayaan ka mid ahey waxaa la yiraa Hussein waxaan bartaa cilmiga dhulka waxaana aminasanhey in uu dhulka ku soo socdo isbadal aad u weyn gaar ahaan wadamadan galbeed sida UK, US iyo kuwo kale waxaan gaarsiin lahaa aduun weynaha 1.In ay ka daayen qiica faraha badan oo ku soda aduunka. 2.In ay u fiirsadaan nolosha africa ka taagan hadii kale xata waxa ay weenayan africa meel ay ka jiiftaan. 3. waxan ku baqaya in ay yareeyaan raadinta hormarka aduunyo maxa yelay hada wax dhiman oo la riidiyo majiro cilmi midkii ugu weynaa waa la heley.

            Intaa waxa ay aheyd oraah aan diyaariyey qofkii jecel in uu ila so xariiro waa kan E-amailkeyga  xuseen_cabdi@hotmail.com.

                                    Mahadsandin.

Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/wiki/Wikipedia:Sharciyada"