User talk:Godaalo~sowiki

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Taariikh Guud oo ku saabsan Deegaanada loo yaqaano 1) God'aalo 2) Higlo Cumar.

Deegaanad oo hoosyimaada Gobalka Sool oo ah dhul'ahaan dhulka loo yaqaano Nugaash, ayaa ah deegaano ay ku bahoobeen beelaha loo yaqaano Wacays Maxamuud Garaad beelahaas oo ka kooban laba beelood A)Beesha Maxamed Wacays Maxamuud Garaad iyo 2) Beesha Cumar Wacays Maxamuud Garaad . beelahan oo ku wada nool deegaanada kala ah Sarmaayo,Godaalo,Taleex,Xalin , Tukaraq ,Higlo cumar ,Laascaanood iyo tuulooyin ka tirsan Gobalada Cayn/Hawd iyo Sanaag ayaa ah iyagu kuwa deegaanadin aan ka hadlayno ay u yihiin lafdhabarta , hadii aynu ku horeyno Deegaanka God'aalo waxaa la aas aasay kadib markii ay Beelahan Wacays maxamuud ka soo Guureen Deegaana looyaqaano Soolasha kore ilaa iyo Qardho ilaa iyo Ey'l oo ay dagi jireen qarnigii 19tobnaad horaantiisii iyo kii 18naadba , kadib markii ay dhaceen dagaaladii loo yaqiinay ( Halgankii Daraawiishta) ayaay beeshu sida taariikha lagu hayo ka soo guurtay waana markii ay daraawiishtu jabtay sanadkii 1921kii taas oo deegaanadeedii ay kala qaybsadeen Gumaysigii Ingriiska iyo Talyaaniga oo wax ay ula baxeen Xuduudo ku kala xidhay Bulshadii soomaaliyeed ee dhulkooda wada degenayd , taasi markii ay iyana dhacday ayaa waxay Duubabki/Isimadii beeshu isku raaceen sanadkii 1925kii in ay ka hayaamaan deegaanad oo ay u guuraan meel ay ka weheshan karaan Beelweynta

Your account will be renamed[wax ka badal xogta]

08:17, 20 Maarso 2015 (UTC)

11:34, 19 Abriil 2015 (UTC)