Wadamada Soo Kobcaya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Wadan soo kobcooyo)

Wadan soo kobcooyo waa eray loogu yeero wadamada ilaa hadda gaarin heerka Wax soo saarka. Maanta mala sheegi karo wadanka soo kobcooyo iyo wadanka soo kobcay.Badanaa dalalka Afrika kuwa ka hooseeyo saxaaraha, iyo qaar ka mid ah aasiya waxaa loogu yeeraa wadamada soo kobcooyo, sababtoo ah dalalkaan waxee dhibaato ku qabaan abaaraha, shacabka oo aad u badan iyo saboolnimada oo aad u sareeyo.Wadamada sida shiinaha oo kale oo ah wadan dhaqaalohiisa xowli ku soo kobcooyo dadkiisa neh aad u badanyahay, waxoo dhibaato ku qabaa in oo ka mid noqdo wadamada kobcay, waxoona ka midyahay wadamada aadka u sii daayo waxyaabaha loo yaqaano kulaylkaydinta.Waxaa jiro Waxyaabo badan oo wadan ku noqon karo wadan kobcay, sida Sanduuqa Dakhliga Qaranka oo lagu xisaabiyo halkii qoys.Darajada waxbarashada, wax soo saarka shacabka iyo wixii la mid ah.