Cismaan Foodcade
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Xaaji cismaan foodcade)
| Xaaji cismaan foodcadeحاج عسمان فودعدي
[[]] | |
| soomaalidii ganacsiga ugu horeeyey | |
|---|---|
| Xafiiskiisa muqdisho and buulo xaawo | |
| Dhashay: | 1935 |
| Ku dhashay: | Tuulada jaciir, Soomaaliya |
| Dhintay: | sanadkii 2010 |
| Kudhintay: | degmada, jalalaqsi--> |
| Diintiisa: | Islaam |
| Dhalasho: | |
Xaaji cismaan foodcadeحاج عسمان فودعدي wuxuu ahaan jiran ganacsade 1955-1983.kan dibna waxuu u noqday beeraley iyo nabadoonka qabiilka maceeye,dibna iska wareejiyey xilkaas asigoo ku wareejiyey nabadoon cabdi cali muxumed oo hadda haayo nabadoonnimada. alaha u naxariistee marxuumka waxuu geeriyooday maalin arbaco ah bisha 20.10.2010.