Coodtabin

Ka Wikipedia
mahatma gandhi wuxuu ahaa coodtabiye
Summada coodtabinta ee peace sign loo yaqaan

coodtabin (Af Ingiriis : pacifism, gandhism,; Af Carabi : ar‎) waa mucaaradnimo ku wajahan mabda'a dagaalka. Fikrada coodtabinta waxaa budhig u ahaa fikrada masrida qadiimiga oo ah Hotep iyo diinta Jainism, iyaoo ah fikrado oo isla markaas gardaradda gacanta dhamaan ayay lid ku yihiin. Haldoorada ugu weyn oo faafin jiray fikradda coodtabinta waa afdhowraha iyo firfircoonaha iyo duufsadaha Hindiga ee Mahatma Gandhi.[1]

sidoo kale eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Islaam

horumar

ilbaxnimo


hashiiska

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. The Abolition of War: the Peace Movement in Britain, 1914–1919 by Keith Robbins. University of Wales Press, 1976. ISBN 978-0708306222 (p. 10).