Abuja

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Abuja

Abuja waa caasimada dalka Nayjeeriyawaxayna dhacdaa bartamaha,waxaana kunool kudhawaad 405,000 Abuuja waxa ay kamid tahay caasimadaha dib loo aas aasay ee cusub, waxaana la biloobay sideetanaatkii qarnigii hore waxayna noqotay caasimad 12 dec, 1991. Waxaa ku yaal halka laga xakumo dalka, sidoo kale maxkamadda sere iyo xaunta golaha qaranka, wali ilaa iyo hadda si fiican uma dhisna oo lama dhamaystirin.



Caasimadaha Afrika
Abuja · Akara · Addis Abeba · Algiers · Antananarifo · Asmara · Bamako · Bangui · Banjul · Bissau · Barasafille · Bujumbura · Dakar · Dodoma · Freetown · Gaborone · Harare · Bort Lois · Borto-Novo · Braia · Jamestown · Jabuuti · Juba · Kambaala · Kab town · Konakry · Khartuum · Kigali · Kinshasa‎ · Librefille · Lilongwe · Lobamba · Lome · Luanda · Lusaka · Malabo · Mamawdsaw · Mabuto · Maseru · Mabane · Muqdisho · Monrofia · Moroni · Nayroobi · Nijamiina · Niamey · Nawakshot · Ouagadougou · Qaahiro · Rabat · Saint-Denis · Sao Tome · Triboli · Tunis · Fiktoria · Windhoek · Yawunde · Yamoussoukro

]]