Adama City FC

Ka Wikipedia

Adma City Football Club ( Oromo : Garee Kubbaa Miilaa Magaalaa Adaamaa ; Amxaari : addaa magaalaa caalaatti dhiheessuu danda'u) jedhanii . Naadigan oo la aas aasay sanadkii 1991-kii ayaa haatan waxa ay ka qeyb galayaan tartanka horyaalka dalka Itoobiya oo ah heerka ugu sareeya ee kubada cagta Itoobiya. Adama City ayaa si joogto ah uga soo muuqday horyaalka marka laga reebo hal sano oo ay kooxdu u laabatay heerka labaad. Waqtiyada ugu fiican waa marka ay kooxdu ku dhameysato kaalinta labaad 2008 oo ay sii ahaato hogaanka horyaalka 2017-18 in muddo ah taasoo ku dhammaatay kaalinta 5aad. Kooxda haweenka ayaa ku guuleystay horyaalka 2018-19 iyadoo Loza Abera iyo Senaf Wakuma ay ku guuleysteen kubad iyo kabo dahab ah.