Af-Hebrow

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Af-Hebrow (עברית) Waa mid kamida Caailada Luqadaha Semitiga waa luqad ay adeegsadaan dad gaadhaya ilaa 7 milyan oo qof.dadka ugu badan ee luqadan kuhadalaa waxa ay kunoolyihiin wadanka lagamagacaabo Israaiil Afka Hebraw waa luqad kamida luqadaha la adeegsado ee calmka maanta kajira,laakiin waxa jirta in afkani uu lahaa lahjad aad iyo aad u qadiimo oo aan hada laysticmaalin.lahjadaas qadiimka ah waxakaliya oo loo isticmaalaa kulamada diiniga ha.gaar ahaan yuhuuda ayaa u isticmaasha kulamadooda diiniga ha.waa lqada laguqoray kitaabka kiristinka(Bebal)