Af-Jiido

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Af-jiido waa lahjo ka mid ah Af-Maay ee luqada Afka soomaaliga. Lahjadaan waxaa looga hadlaa gobolada Shabeellaha Hoose iyo Bay iyo Jubbada Dhexe.