Al-Ikhlas
Ka Wikipedia
Al-Ikhlas Suuradani waxa ay ka hadleysaa kali ahaanshaha ilaahay, waxaa kale oo ay ka hadlaysaa in aan ladhalin ilaahay sidoo kalane aanuu waxba dhalin, sida ku sugan xadiis saxiix ah suuradani waxa ay u dhigantaa sadex meelood Qur'aanka, waa suurada 112aad ee Suuradaha Qur'aanka Suurada Al-Ikhlaas waxa ay ka koobantahay 4 Aayadood
[Wax ka bedel] Suurada Al-Ikhlas
بسم الله الرحمن الرحيم
قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ١
اللَّهُ الصَّمَدُ ٢
لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ٣
وَلَمْ يَكُن لَّهُ كُفُوًا أَحَدٌ ٤