Albaab

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Albaab waxaa la dhahaa irida hore oo guri laga galo. Albaab waxaa loo isticmaalaa labo shay waa in la xiro ama la furo.Albabka waxaa badanaa laga sameeyaa alwaax ama bir, waxoona leeyahay meel laga qabsado iyo meel furaha lagu furo.Meelaha albaabaha laga galo waxaa ka mid ah, Guryaha iyo waxyaabaha tiknologiga sida basaska iyo diyaaradaha ama maraakiibta iyo waxyaabo badan.