Aleksander Fileming

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Aleksander Fileming

Aleksander Fileming Dhashay 1881 Dhintay 1955 waxa uu ahaa Dhakhtarkii soosaaray dawda caanka ah ee looyaqaano Benseliin waxa uu kudhashay magaalada Darvel oo kuataala Iskotland

Qoraalka gudaha oo kooban

[Wax ka bedel] Taariikh nololeed

Kadib markii uu waxbarashadiisii dhamaystay waxa uu kubiiray badhitaanada xanuunada iyo bakteeriyada. kadib markii uu ciidanka kubiiray dagaalkii koobaad ee dunida waxa uu fiiro dheer u lahaa dhaawaca iyo xanuunada sida durayga iyo qaaxada,halkaas ayaanuu kusameeyay tijaabooyin badan oo kusaabsan sidii looga hor tagi lahaa bkteeriyada waayo xiligaa lama aqoon wax bakteeriyada lagula dagaalamo.tijaabooyinkaa faraha badnaa iyo dhaawacyadii dagaalka ee uu lakulmayay amaba daawaynayay waxa ay u suurto galisay in uu helo wax uu kula dagaalamo Bakteeriyada waxaanuu soosaaray dawda caanka ah ee looyaqaano Benseliinsanadkii 1930 dawadani waxa ay badbaadisay nafo badan dagaalkii labaad ee dunida wxaanay ahayd xiligaas dawada ugu caansan uguna muhiimsan

[Wax ka bedel] Noloshiisa gaarka ah

Filiming waxa uu guursaday hal mar waxaanuu dhalay halwiil

[Wax ka bedel] Dhimashadiisii

waxa uu dhintay sanadkii 1955

[Wax ka bedel] Jaa'isadihii uu qaatay

maadama uu soosaaray dawada Bensaliin oo badbaadisay malaayin qof waxa uu mutaysatay Jaa'isado sare sidaas awgeed waxa uu ku guulaystay Jaaisada looyaqaano Nobel Prize waxa kale oo uu kuguulaysta jaa'isado iyo bilado kale oo aad ubadan

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale