Alexandre Pato

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Alexandre Pato oo la ciyaarayo kooxda AC Milan 2011

Alexandre Rodrigues da Silva (Pato Branco, 2 sebteembar 1989), ama Alexandre Pato, waa laacib oo la ciyaaro kooxda hadda ee Corinthians iyo kooxda wadankiise ee Barasiil.