Almere

Ka Wikipedia
Almere

Almere waa magaalo ku taala wadanka `Holland kana tirsan gobolka Flevoland. Magaalada almere waxaa ku nool dad lagu qiyaasay ilaa 800.000 oo qof (sideed boqol oo kun qof).Somalida degan magaalada almere waxaa lagu qiyaasaa ilaa 300 qof oo isugu jira kuwa jooga AZC iyo kuwo degan magaalada oo aan qoxooti ahayn, tiradaas lama hubo laakiin waa qiyaas. Magaalada almere wexey ka mid tahay magaalooyinka aan qadiimiga ahayn, waxaana la dhisay 31 sano kahor, waa magaalo eey aad ugu badanyihiin ajnabiga.wexey magaalada udhawdahay Amistardam oo u jirto ilaa 20 daqiiqo.