Amedeo Avogadro

Ka Wikipedia
Amedeo Avogadro

Lorenzo Romano Amedeo Carlo Avogadro di Quaregna (Quaregga) e di Cerreto (9 Agoosto 1776 – 9 Luulyo 1856) Amedeo Avogadro Waa aqoonyahan Talyaani ah dhashay 1776-1856 waa aqoonyahan Fisikis ka aad uyaqaan, waxa uu ku dhashay Torino, waxa uuna kasoo shaqeeyey jaamacadda Torino.

Waxa uu ahaa qofka aad usii tixraacay "walxaha" Yeryer waxaana loogu magac daray qaanuunkii Avogadro ee sheegayey walxa kasta ee ah hawada muggooda waa isla egyihiin hadii uu heer kulkooda ay isla egyihiin iyo caburintooda, waxaa la ogaaday mar dambe 22.4L Gaas ah Muggoda in uu yahay heer kul kiisuna yahay 0 Ebar meel buuxintiisu waxa ay noqonaysaa 602,000,000,000,000,000,000,000 walxo, waxaana lagu magacaabaa tiradii avogadro sidaan ayaana loo qoraa 6,02 X 10^23 waxaana avogadro walaxaheda ee mater kesta lagu magacaabaa 1 Mol ama walxo 1 garaam oo ka mid ah maater kaas.

Mémoire sur les chaleurs spécifiques