Anne Frank

Ka Wikipedia
Anne Frank (1940)

Annelies Marie (Anne) Frank 12-6-1929 Frankfurt- 31 bishii 3 1945 kaamka bergen ee Jarmalku dadka yuhuuda ah ku uruurin jiray waxaay ahayd gabadh yar oo Jarmal ah laakiin asalkeedu kasoo jeedo yuhuuda waxa ay kudhalatay magaalda Frankfurt inta badan nolosheedana waxa ay kunooleeday magaalda Amistardam ee dalka Holland waxa ay caan noqotay kadib markii ay dhimatay waayo waxa ladaabacay xusuus qorkeedii maalmihii ay gurigooda ku dhuumanayeen iyada iyo caa'iladeedu, kadib markii ciidamadii jarmalku ay qabsadeen wadanka Holland. waxa ay magalada Amistardam u guureen sanadkii 1933 kadib markii ay nasiyadu wadanka qabsatay intii jarmalku uu haystay wadanka hollnad waxa ay ku jireen guri sida ku dhacaday dhamaan yuhuudii halkaas joogtay godoominta iyo dhibata lagu hayo yuhiidii u baxsatay wadan hollnad awxa ay bilaabmatay sanadii 1940. kadib Anna iyo faamligeedu waxa ay dhuumasho rasmi ah bilaabeen sanadkii 1942 waxa ay galeen qol yar oo kadanbeeya xafiis uu aabeheed lahaa kadib labo sano waxaa dhacaday in lasoo sheegay oo halkii ay kujireen lagu ogaaday isla markaas waa laqabtay oo waxa loo mastaafuriayay mucaskara kuyaala wadanka Jarmalka kaas oo kamida kuwii dadka yuhuuda ah marka laqabto lagu hayn jiray inta aan ladilin Anna farank waxa ay dhimatay markii laqabtay 7 bilood kadib. Anna waxa ay katagatay buug laga helay halkii lagasoosaaray iyda iyo faamligeeda buugaas oo laqoaray markii danbe waxaana buugaas layidhaahdaa maalmihii gabadhii yarayd waxaana lagu qoray oo looturjay luqado aad u badan buugu waxa uu kahadlayay sidii ay noloshu ahayd maalmihii iyada iyo faamligeedu aya dhuumanayeen