Axmed Faarax (agaasime)

Ka Wikipedia


Axmed Faarax waa agaasime, soo saare, filim sameeye iyo qoraa riwaayad Soomaaliyeed. Waa aasaasihii shirkadda wax soo saarka ee Riyo Films. Shaqadiisa waxaa ka mid ah filimada: Somalia Justice (2013), Qab Iyo Lil (2014), Last Hijack (2014), Will My Parents Come to See Me (2022), Ayaanle (2022) iyo Arday (2023).