Balidhidhin

Ka Wikipedia

Balidhidhin waa degmo ku taalo gobolka Bari waxayna ujirtaa magalada Bosaaso 150km.

Degmada balidhidin waxa kunool shacab lagu qiyaaso ilaa 14,000 oo qof, waxayna leedahay dhammaan adeegyada lagama maarmaanka ah sida waxbarashada dugsiyada hoose dhexe iyo sare iyo xarun caafimaad oo lagu daweeyo bukaano kala duwan.

Sidoo kale waxaa ku yaala xarin ay leeyahiin Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland kuwaas kala socda dhaq dhaqaaqa kooxa buracad badeeda ah.

Degmada Balidhidin waxay kamid tahay degmooyinka aad ukaray intii lagu jiray burburka Somalia waxayna hada kamid tahay 5 degmo oo uu ka koobanyahya Gobalka Bari ee kala ah, Qandala, iskushuban, Ufayn Carmo, balidhidin iyo bosaaso oo xarunta Gobalka bari.