Barfasoor

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Barfasoor waa magac loo yaqaan Macalinka wax ka dhiga Jaamacad kaas oo ku taqasusay cilmi uun, waana darajada ugu sareysa ee heer jaamacadeed, ereygaan asalkiisa waa Laatiin waxaana laga wadaa qof si fiican u yaqaan qeyb cilmiga ka mid ah ama Macalim darajo sare leh.

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale