Bas
Ka Wikipedia
Bas waa baabuur ween oo dad badan lagu qaado. basaska wee kala duwan yihiin, mid waxaa jiro lagu safro, midneh magaalada ayoo ku wareegtaa. baska waxoo leeyahy leesin u gaar ah, woo ka duwan yahay midka baabuurta. basaska somalia ka shaqeeyo, waxaa u badnaa markii hore Kostaro, waa basas dhaadheer, hadda waxaa ku badan, caasiga, waa iska bas yar.