Beer (xubin)

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Beerka waa xobin muhiim ah ku dhinac taal caloosha qaybteeta midig sare, ama saableeyda feeraha dhanka midig ee hoose midabkiisu waa maariin gaduud ama casaan xigeen ah, miisaankiisuma waa 1.5 kg waxa uu ukala qaybsamaa 4 qaybood

Beerkii oo banaanka yaal
Beerkii oo gudaha ku jira