Bill Clinton

Ka Wikipedia

Bill Clinton (19 Agoosto 1946) Clinton Waxa uu ahaa Madaxweyne sanadihii 1993 ilaa 2001 waxa uuna inta uu xilka hayay sameeyay IS badal dhqaale oo weyn Aad ayaa ilaa iyo hada looga xasuutaa Xisbigiisa Dimuquraadiga iyo waliba Shacab weynaha Maraykanka waxqabadkiisa