Biniaadan
Dadka waa xayawaan ku socda laba lug oo ilaaheey caqli siiyay, waxeena ku noolaan karaan qaaradaha aduunka inta aa ka aheen meesha oo aduunka ku dhamaado.
Qoraalka gudaha oo kooban |
[Wax ka bedel] waxyaabaha oo bini aadanka ka koobanyahay
qofka biniaadanka waxoo leeyahay Jir lagu qiyaasaayo 1,8m², 90,000 oo kilomitar oo xidid ah, 206 [[Laf]o ah, 600 oo murqo ah, 13 biliyan oo dareemayaal ah, 4 ilaa 6 litar oo dhiig ah oo wadnaha jirka kushubo,Maskax 1.350garaam ah iyo timaha oo gaaraayo ilaa 5 miliyan.
[Wax ka bedel] waxyaabaha ee biniaadanka iyo bahalada ee ku kala duwanyihiin
bahalada sida shimbiraha iyo quraanshada, waxee leeyihiin baalal ee ku haadaan, waxyaabahaas biniaadanka malahan, laakiin hadii cunug biniaadan ah, oo hadda dhashtay looga tago meel jasiirad ah, oo qof joogin. cunugaas maka duwanaan karo xayawaanka, sababtoo ah, luqad malahan oo ku hadlo ama aadaab oo wax ku garto.
[Wax ka bedel] Dhaqan
biniaadanka waxaa dhaqan u ah meesha oo ku dhashtay ama qoomiyada oo ka dhashtay.
[Wax ka bedel] Diin
biniaadanka waxa oo uuga duwanyahay xayawaanka waxaa ka mid ah, ogaashaha in oo ilaaheey jiro. 100kiiba 100 soomaalida waxee rumeesanyihiin in oo ilaaheey jiro, ayaga oo raacsan diinta islaamka.
[Wax ka bedel] Luqad
biniaadanka waa dad baran karo hadalka ama luqadaha, shimbiraha qaar neh wee baran karaan hadalka ayaga oo isticmaalaayo hal hal xaraf ee ku celceliyaan inkastoo ladhihi karin taas luqad.