Ilaahay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Alle sidoo kale loo yaqaan Ilaah iyo Rabbi (Af-Carabi: الله Af-Taliyaani: Dio Af-Ingiriis: God Ge'ez: እግዚአብሔር ) waa awooda guud ee maamula koonka.

Ilaahay (s.w.t) waa kan abuuray dhamaan nolosha, isla markaana maamula jiritaanka, calafka, nolosha iyo dhimashada wakhtigooda.

Sida kitaabka Quraanku inoo sheegay awoodaha Alle waxaa ugu waawayn abuurida cirka iyo dhulka, iyo duunyooyinka kale, malaa'igta, dadka, jinka iyo dhamaan noolaha ku dhexjira koonka. Sidoo kale, waxaa jira jano iyo cadaab la isku xisaabin doono aakhiro.