Kalifornia

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of California.svg
Map of USA CA.svg

Kalifornia ama California, waa gobol ka mid ah 50ka gobol ee Mareykanka. Gobolkaan waa gobolka ugu dadka tirada badan wadanka mareykanka. waana gobolka 3aad oo ugu ween mareykanka. California waxaa ku yaalo hollywood, waa meesha filmada badanaa lagu sameeyo.