Minnesota

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Minnesota

Minasota waa Gobol ku yaalo, dalka Mareykanka. magaalda ugu wayn ee goblkani waa Minneapolis waxa soo labaysa magalda Saint Paul oo ah caaasimada gobolka waxaana lagumagacaabaa labaads magaalo mataanaha waxa uu gobolkani kuyaalaa badhtamaha qaybta waqooyi ee maraykanka waxa uu xuduudo la leeyahay dhanka waqooyi xuduud waxa uu kalleeyahy wadanka Kanada waxa uu gobolkani xuduud laleeyahy laba gobol ee kuyaa wadnka kanada ee montariyo iyo manitoba waxa kale oo xuduud la leeyahy goblka dakota oo kaxiga dhanka galbeed iyo gobolka aywa oo koonfur kaxiga waxa kale oo uu wali xuduud la leeyahy gobolka Kanada oo kaxiga dhanka isna dhanka galbeed. Minnesota waxa ay gashay midawga gobolda maraykanka sanadii 1858 waxa uu ahaa gobolkii 32 ee kusoobiira midawga gobalada maraykanka


taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Magaca Minnesota waxa bixiyay dakii asalku ulahaa deegaankaas ingiriiska kahor

waxa kale oo gobolkan lagumagacaaba ama naanays u ah gobolkii lahaa kunka haro waayo waxaa kuyaalo harooyin aad u badan





External links[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]