Hees

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi


Hees[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Hees waa ereyo murtiyeeysan oo qof ku dhawaaqayo isla markaana muusig la socdo. Hees waa cod ereyo la isku habeeyay oo hal qof in ka badan kaga dhawaajinayaan taas oo ka duwan hadalka.

Heestu way ka duwan tahay gabayga, geeraarka iyo buraan-burka sababtoo ah muusig ayaa heesaha la socda.

Taariikhda Heesaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Qeeybaha Heesaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]