New York

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
New York

New York ama New York City, waa magaalo ku taalo dalka Mareykanka. New York waa magaalada ugu dad tirada badan dalka Marrykanka marka lafiiriyo sida ee iskuugu dhawyihiin, waana meesha hogaamiso ganacsiga aduunka. magaalada New York waxaa lagu yaqaanaa Hurdo la aanta, waa magaalo shaqeeneeso habeen iyo maalin. tirada dadka magaalada New york waa 8.3 milliyan, waxaana lagu hadlaa luqado gaareeso, ku dhawaan 170 luqad, ajnabiga ayaa ku badan magaalada. New york waa magaalada la soo weeraray 11kii sebteembar 2001. waxaana ku dhintay dad gaareeso ku dhawaan 3000 oo qof, labo dabaq oo la soo riday.