Koonfur Kuuriya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Emblem of South Korea.svg
Flag of South Korea.svg

Koonfur Kuuriya (남한, 南韓) ama Jamhuuriyadda Kuuriya (대한민국, 大韓民國) waa wadan yar oo ku yaalo bariga Aasiya. magaalo madaxda wadanka waa Seoul. Koonfur Kuuriya iyo Waqooyiga Kuuriya markii hore waxaa la isku dhihi jiray Kuuriya, waxeena kala go'een sanadka marka oo ahaa 1950kii, marka ee dagaalo xun dhaxmareen labada qeebood. Korea oo dhan waxaa soo gumeestay wadanka japaan 1910kii ilaa 1919kii..

Locator map of South Korea.svg