Isuduwaha Waqtiga Caalamiga

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Isuduwaha Waqtiga Caalamiga (UTC- (Af-Talyaani: Tempo coordinato universale, Af-Ingriis: Coordinated Universal Time) waa halbeegga ugu sareeya xagga Amin. sidoo kale waxaa loo yaqaan waqtiga madaniga ama rayadka UTC.