Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qaramada midoobay
Qaramada Midoobay

Qaramada Midoobay, ama QM waa caalamka oodhan, oo ku midoobay nabada iyo xornimada aduunka iyo dhinaca dhaqaalaha.. qaramada midoobay waxaa la aasay 1945tii,waxaana ka soo qeeb qaadatay 192 wadan, waa markii oo dhamaaday dagdagaladii aduunka kii labaad, ww2. Sababta loo aasayneh waxee waaye, in dagaalo nuucaas camal oo aduunka ka dhicin markale. Qaramada midoobay waxee leedahay ciidamo oo ka tirsan wadamada qaarkood, waxeena u badanyihiin, Shiinaha iyo Pakistan. Xaruntooda waxaa waaye Manhattan ee magaalada New York, dalka mareykanka.



Jeneralyaasha QM[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]