Denmark

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Boqortooyada Denmark
Kongeriget Danmark
Calanka Denmark Astaannta Qaranka ee Denmark
Calan Astaannta Qaranka
Astaanta Calanka
der er et yndigt land
Location of Denmark
Caasimada Kobanhaygan
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Danish
 -  Boqorad Magarete2
 -  Ra'iisul wasaare Helle Thorning-Schmidt
Area
 -  Total 43,098.31 km2 km² 
16,640 sq mi 
 -  Biyo (%) 1.64
Cadadka Dadka
 -  2009 qiyaas 5,534,738 2 
Lacagta danish karone
Wakhtiga waqtiga yurub (DST) 

Denmark waa wadan ku yaalo Skandinafiyen ee woqooyiga qaarada yurub. Denmark iyo gobolada ee maamusho Griinland iyo Jasiiradaha Feroe waxaa la isku dhahaa Boqortooyada Denmark. Wadanka denmark waxoo xuduud la leeyahay wadanka Jarmalka oo ka xiga koonfurta,waxaana ku wareegan bado kala duwan oo ah Badda Woqooyi, Skajirak iyo Kattegat,waxeena ka xigaan Galbeedka,Woqooyiga iyo Bariga.Danmark waxee ka koobantahay jasiirada Yulland iyo 406 jasiirado yar yar ah iyo kuwo waaweyn.Wadanka denmark waxaa la degenaan jiray 100,000 oo sano.intii lagu jiray Qarnigii Wikinka,shacabka danishka waxee aad u daneen jireen lakulanka caalamka. waxaana ka mid ah Madnimadii Kalamar iyo kuwo badan.Renaysans micnaheeda waxoo ahaa isbadal weyn oo kadhacay wadanka denmark, waa markii ee bilaabatay Isbadalkii Brotestantiga.Dastuurka danishka waxaa la saxiixay 5 Luuliyo 1849.waa markii oo bilaawday xukumada dimuqraadiga.Wadanka jarmalka waxoo denmark qabsaday Dagaalkii Labaad ee Aduunka, marka oo dagaalka dhamaaday denmark wee ka xoroowday.Markaas kadib wadanka waxuu ku biiray Neto kadibna Midowga Yurub.Wadanka waxuu qaxootiga badan soo galeen sanadihii u dhaxeeyay 1980meeyadii iyo 90kii.Maantana waxaa lagu eedeeyay sawiradii nabi maxamed (CSW) oo mudahaaraadyo badan luxay muslimiinta caalamka.Shacabka danishka waa dad isku dhaxjiro oo ka kooban qoomiyada danishka iyo qaxootiga,waxaana wadanka degan 5,5 miliyan oo qoys. Luqada danishka waa luqada rasmiga oo looga hadlo.wadanka Denmark waa wadan Dastuur monarki ah.Raiisul wasaaraha wadanka waa madaxa sare,Baarlamaankana waa xukun dejin.Wadanka waxuu leeyahay 5 gobol iyo 98maamulayaasha degmooyinka.Denmark waa wadan taajir ah dhamaan shacabka ku nool waa dad waxbartay shaqeestana.

[Wax ka bedel] Taariikh

magacaabida magaca denmark waxaa loola jeedaa "Beeraleyda Danishka". taariikhda danmark waxee ka horeysay Qarnigii Dhagaxa, waxeena taariikhda u badantahay qarnigii dhaxa.Denmark waxaa laga helay alaab la isticmaali jiray 100,000 oo sano kahor, xiligii barafka. waxaana laga sameeyay dhagax la qoray.



Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale