San Marino
Ka Wikipedia
san marino waa jamhuuriyad kutaala badhtamaha wadanka Talyaaniga dhankasta waxa ka xiga dhulwaynaha wadanka taliyaaniga luqada lagaga hadlo wadanka san marino waa luqada taliyaaniga
[Wax ka bedel] juquraafi ahaan
wadanka sanmarino waxa uu gabi ahaan ku dhexyaalaa wadanka taliyaaniga wadanka sanmarino malaha bad mana laha wax wabiyaal ah laakiin waxa wadankaasi uu leeyahay buuro aad u dhaadheer waana wadan aad u yar masaafo ahaaan waa wadan u qaastahay madax manaanidiisa waxoo leeyahay wadanka sanmarino pasaboor la aqonsan yahay
[Wax ka bedel] dadka kunool
wadanka sanmarino dadka kunool waxa lagu qiyaasaa 30.000 kun oo qof..
[Wax ka bedel] nidaamka siyaasadeed
wadanka sanmarinoo waa jamhuuriyad barlamaani ah barlamaankaa wadankaa shantii sanaba mar ayaa lasoo doortaa
caasimada wadankani waa san marino