Kosofo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Flag of Kosovo.svg

Kosofo ama Jamhuuriyadda Kosofo, (Af-Albanian: Republika e Kosovës; Af-Serbian: Република Косово), waa wadan dhul xiran oo ku yaala koonfur-bari ee Yurub. Waxaa uu ka go'ay wadanka Seerbiya. Kosofo waa meel quruxbadan. Oo Serbianka kasoo tagey oo meel keligeeda nogotey Luqadaha rasmiga ah: albania iyo serbia

Magaalo madax: Pristina

Madaxweyne: Atifete Jahjaga

lacagta: Euro

dadka: -ayaga oo damaantooda: 1 584 441 -albanian: 88 % -serbian: 7 % -muslimiin: 1,7 % -turkish: 1 %



Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania • Andorra • Armania • Aserbiijaan • Austriya • Belarus • Beljim • Boland • Midowga Boqortooyada • Bortuqaal • Bosniya • Bulgaria • Denmark • Estoniya • Faatikan • Faransiiska • Finland • Giriig • Holland • Hungaria • Isbania • Islofaakiya • Isloveeniya • Iswisarland • Iswiidhan • Jarmalka • Joorjiya • Kosofo • Kroatia • Latfiya • Liechtenstein • Lithuaniya • Luksemburg • Makedonia • Malta • Monako • Montenegro • Norway • Romania • Ruushka • San Marino • Serbia • Talyaaniga • Jamhuuriyadda Tashik • Turki