Luksemburg

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Luksimborg
EU-Luxembourg.svg

Luksemborg waa wadan yar oo ku yaalo galbeedka Yurub. wadankaan waxoo xuduud la leeyahay wadamada Beljim,Faransiiska iyo jarmalka. Luksimborg waxee markeeda hore isticmaali jirtay lacagta bejlimka intii eesan u badalanin lacagta yurub. wadankaan caasimadiisa waxaa la dhahaa Lusimborg, waxaana degan dad gaaraayo ilaa 502,202 oo qof, Luqada looga hadlo neh waa af luksemborg, af faransiis iyo af jarmal oo ah luqadaha rasmiga.

Qoraalka gudaha oo kooban

[Wax ka bedel] juquraafi ahaan

dhanka waqooyi ee wadanka waxa lagu magacaabaa (Ösling)waxaanuu ka sareeyaa bada 400 ilaa 500 oo miter waxaana dhankan waqooyi kuyaala buuro wabiyaal iyo kaymo badan waxa kuyaala buuraha looyaqaano (Burgplatz) dhererkooduna waxa uu gaadhaa ilaa 560 miter waana buurta wadanka ugu dheer dhanka koonfureed waxa lagu magacaabaa (Gutland) waxana kkunool dadka intiisa badan ee wadanka dagan halka ugu gaaban wadankan waxa lagu magacabaa (Spatz) dhererkeeduna waxa weeye 130 miter bada dusheeda


[Wax ka bedel] wabiyada

wabiga uguwayn eewadankan waxa weeye wabiga ozol waxa uu noqdaa xuduuda u dhaxaysa wadankan iyo


jarmalka waxa kale oo kuyaala wabiyo kale oo yaryar


[Wax ka bedel] cimilada

wadankan logsonborg waxaa aad cimaladiisa u gadiya badanaa dabayla kayimaada badwaynta Atlantic ga

intabadan sanadkana waxa kada roobab waawayn


[Wax ka bedel] luuqadaha

luuqada rasmiga ah ee wadankani waa (Lëtzebuergesch) waxa kale oo ay dadku adeegsadaan sida

luqadaha jarmalka iyo faransiiska


[Wax ka bedel] diinta

badi dadka reer lugsanborg waxa ay haystaan diinta masiixiga islaamka kunol waxa lagu qiyaasaa 900 waxa kale oo kunool ilaa 100 yahuuda


[Wax ka bedel] xukunka

lugsanborg waa boqortooyo dastuurka lagu maamula waxa ay leedahay barlamaan wax sharciyeeya oo lkakooban hal gole oo shacabku soodoorto

Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale